Home » Archives by category » XULKA WARARKA (Page 2)
TOP NEWS: Ma Todobaad baa inaga xiga in uu dagaal billawdo? +WARBIXIN XIISO LEH

Washington (Horumar Online) – Haddii aad eegto baraha bulshada, waxa ugu badan ee isbuucan laga hadlayay ayaa ah in lagu dhowyahay in Dagaal Seddaxaad uu dunida ka bilowdo. Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un waxay waqtigooda ugu badan ku bixiyeen isu hanjabaad u muuqata in militari la isu adeegsanayo. Xiriirka labada […]

Continue reading …
XOG: Arrintii ay Dowladda Somaliya ka diiday Masar oo ay aqbashay Eritrea iyo Itoobiya oo dareemeysa xaalad halis ah!

Muqdisho (Horumar Online) – Dhawaan ayey aheyd markii dowladda Masar ay dowladda Soomaaliya ka codsatay inay saldhig Militari ka sameysato Gudaha Soomaaliya, waxayna dowladda u sheegtay Masar inaysan arrintaas macquul aheyn. Dowladda Masar oo ka xumaatay go’aanka ay dowladda Soomaaliya gaartay, ayaa waxay wadahadal arrintaas ku aadan la furtay dowladda Eritrea oo lagu eedeeyey inay […]

Continue reading …
DHAGEYSO +XASAASI: Maamulka Puntland oo si kulul uga ka hadlay Xiisada ka taagan Garoonka Magaalada Gaalkacayo

Gaalkacyo (Horumar Online) – Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Xasan Maxamed Khaliif ayaa shacabka ku sugan Gobolka Mudug ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada iyo is dhexgalka. Gudoomiyaha oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale beeniyay in ay Xiisad ka taagan Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo. Guddoomiye Khaliif ayaa sidoo kale tilmaamay […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Muqdisho FC oo wada horumarinta dhallinayarada Soomaalida ee dalka Canada +(Exclusive)

Toronto (Horumar Online) – Maamulka kooxda Muqdisho Football Club (MFC) ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku guda jira qabashada tartammada xagaaga ee sanadkan. Madaxa, ahna aasaasaha naadiga Muqdisho FC Cabdifataax Xasan Axmed (Sette) oo wareysi gaar ah siiyay horumar.com ayaa sheegay in ay tartamo dhinaca cayaaraha u qaban doonaan ciyaartoyda 6-18 jirrada Soomaalida ku nool gobolka […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Al-Shabaab oo War Culus ka soo saaray Wajiga Cusub Dagaalka uu iclaamiyay Donald Trump

Muqdisho (Horumar Online) – Fu’aad Maxamed Khalaf (Fu’aad Shongole) oo ka mid ah Saraakiisha sar sare ee Ururka Al Shabaab, ayaa ka hadlay qorshaha Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump uu ku ballaarinayo hawlgalada ka dhanka ah Al Shabaab, ee Mareykanku uu ka fulinayo Somaliya. Fu’aad Maxamed Khalaf oo boqolaal qof kula hadlayay Degmada Salagle ee Gobolka […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO + MAQAL: Ciidamada Nabad-Sugidda oo Soo bandhigay Meydadka iyo Hubka raggii Hoobiyeyaasha Tuurayey

Muqdisho (Horumar Online) – Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu isku dayay inuu ciidanka iska caabiyo ka dibna uu galay Guri ku yaala […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Muxuu kaga duwan yahay shirarkii hore, Shirka M/weyne Farmaajo iyo madaxda maamulada? (Wax badan Ogow!)

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta kulamo gaar gaar ah iyo mid wadajir ah la qaatay madaxda maamul goboleedyada dalka Soomaaliya. Kulamadaasi oo ahaa  kuwii ugu horeeyay oo ay wada yeeshaan madaxweynaha dalka iyo madaxda maamul goboleedyada ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Madaxda dowladda Soomaaliya iyo […]

Continue reading …
XOG RASMI AH: Maraykanka oo Dalkiisa ka musaafurinaya dhammaan Soomaalida Sharci La’aanta ah & Madaxda Somalida oo ka aamusan!

Atlanta (Horumar Online) – Ciidamada Ammaanka ee Maraykanka ayaa bilaabay qabashada dadka ajaanibka ah ee Sharciga haysan, iyada oo 10 Soomaali ah todobaadkan laga qabtay Atlanta. Dadka ay ciidamada amaanka iyo laanta Socdaalku beegsanayaan ayaa isugu jira dad aan sharci haysan iyo kuwa sharcigu ka maqanyahay balse dambi galay. Dadkan ayaa guryahooda iyo suuqyada magaalada […]

Continue reading …
XOG CUSUB: Madaxweyne Farmaajo ma eedsan doonaa madaxda maamulada mise wuxuu noqon doonaa Xasan oo kale?

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay Magaalada Muqdisho uga yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka, waxaana la filayaa inuu maalinta berito Muqdisho uga billaaban doono kulanka wadatashiga ah. Kulankaas ayaa waxaa la sheegay in looga wadahadli doono waxyaabo ku aadan shirka dhawaan Landon uga furmi doono dowladda Soomaaliya, kaasoo looga […]

Continue reading …
UPDATE: Guri cidla ah oo laga helay in ka badan 43 Milyan oo doolar, Yaase ku qarsaday?!

Nigeria (Horumar Online) – In ka badan 43 milyan oo doolar ayaa laga helay guri laga guuray oo ku yaalla magaalada Lagos ee dalka Nigeria, sida uu sheegay guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Nigeria. Mas’uuuliyiintu waxay sheegeen inay weerareen gurigaasi markii lagu wargeliyay in haweenay dhar wasakheysan xiran ay boorsooyin badan gelisay gurigaasi. Dhaqdhaqaaqeeda […]

Continue reading …
Close