Home » Archives by category » XULKA WARARKA (Page 3)
XOG RASMI AH: Ma Dhabbaa in 300 ruux oo lagu dilay Muqdisho labadii bil ee la soo dhaafay? +(WARBIXIN XASAASI)

Muqdisho (Horumar Online) – Sida ku cad warbixinta aan ururinay labadii bil ee ugu dambeysay waxaa dalka si sharci darro ah loogu dilay in ka badan 306 qof halka dhaawaca uu kor u dhaafay 157 qof. Magaalada Muqdisho waxaa ay ka dhacay dilalkii ugu badnaa, in ka badan 147 qof ayaa lagu dilay gobolka Banaadir […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Maxaad kala socotaa Sababta uu La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ee dhanka Doorashooyinka isku casilay? + (SIR CULUS OO LA KASHIFAY!)

Hargeysa (Horumar Online) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in uu is-casilay la-taliyaha Madaxweynaha maamulka Somaliland ee arrimaha doorashooyinka Mr. Cabdullaahi Xaaji Cumar Jawaan. Mr. C/llaahi Xaaji Cumar Jawaan, ayaa Is casilaadiisa ku sababeeyay faragalin xad dhaaf ah oo lagu hayo arrimaha isaga khuseeya. ”Waxaan isku casilay Siilaan dartii waayo waxaa […]

Continue reading …
XOG: Yuusuf Garaad oo sheegay in Imaaraadka ay ku heshiiyeen arin halis ku ah Somaliland

Dubia (Horumar Online) – Wasiirka Arimaha dibadda Dowladda Soomaaliya, Yuusuf Garaad oo ku sugan dalka Imaaraadka ayaa shaaca ka qaaday ineysan suuragal aheyn in Imaaraadku uu shaki geliyo madax banaanida iyo midnimada Soomaaliya. War uu soo dhigay Bogiisa arimaha bulshada ayuu Yusuf Garaad uu ku sheegay in madaxweyne Farmaajo si weyn loogu soo dhaweeyay Imaaraadka isla […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Imaaraadka oo Madaxweyne Farmaajo hordhigay labo qodob iyo Farmaajo oo kasoo horjeestay (AKHRI SABABTA!)

Abu Dhabi (Horumar Online) – Waxaa magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Imaaraadka ku sugan Wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan khaasa la qaatay Madaxda ugu sareysa dalka Imaaraadka, waxaana la xaqiijiyay in shirkooda uu yahay mid khuseeya xadgudubyada ay Imaaraadka ku heyso Somalia. Madaxweyne Farmaajo iyo […]

Continue reading …
XOG XASAASI AH: Prof Zakariye oo Fashiliyay Qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee Safarkiisa Imaaraadka ku tagay iyo Halista kasoo baxeysa in…

Muqdisho (Horumar Online) – Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi ayaa sheegay in saldhiga Milateri ee Imaaraadka Carabta ka dhisanayo dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ay tahay arrin qatar ku ah ammaanka Soomaaliya. Zakariye Xaaji Maxamuud Cabdi ayaa kala qaaday Dekeda Berbera iyo tan Boosaaso oo shirkad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta la wareegtay, isagoo xusay […]

Continue reading …
DAAWO VIDEO: 4 Gabdhood oo loo Xiray inay ku labisteen Calanka Sooomaaliya oo Xaalad Adag ku sugan & Waalidkooda oo

Hargeysa (Horumar Online) – Waxaa laga Dayrinayaa Xaalada ay ku jiraan Afar Gabdhood oo Da’yar islamarkaana Hargeisa loogu xidhay inay ku Labisteen DIRAC BULUUG AH Kaasi oo u eg Calanka Soomaaliya. Qareenka u doodaya Habalaha ayaa sheegay inay Maxkamadu Fasaxday Markii Wax danbi ah lagu waayey, Balse waxaa Arintaasi Racfaanka ka qaatay Xeer Ilaalinta soo […]

Continue reading …
XOG RASMI A H: Maxaad kala socotaa in Shacabka reer Muqdisho ay soo waajahday cabsidii ugu xooganeed Abid?

Muqdisho (Horumar Online) – Tan iyo markii ay sii kordheen dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka dhacaya caasimadda Muqdisho, waxaa soo baxaya dareen cabsi leh oo ay muujinayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho. Cabsida ay qabaan Bulshada ayaa ah in hadda qaraxyada ka dhaca Magaalada aysan u kala soocneyn shacab iyo xarun dowlad ama ruux dowladda […]

Continue reading …
DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Jawaab adag ka bixisay dagaalkii uu Farmaajo iclaamiyay

Muqdisho (Horumar Online) – Ururka Al-Shabaab ee dagaalka ka wada Somaliya, ayaa ka jawaabay dagaalka uu Khamiistii iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ee ahaa in dowladdiisu la geli doonto Shabaab. C/casiis Abuu Muscab, Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shabaab, ayaa marka hore sheegay in dagaalka ay dalka ku difaacayan sida uu sheegay uu […]

Continue reading …
DHAGEYSO WAREYSI: Maxa Keenay Weerarada iyo Qaraxyada Soo Laalabtay, tan iyo markii uu Farmaajo iclaamiyay dagaal?

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa dhawaantan ku dhawaaqey dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Waxa dhinaca kale soo badanaya weerarada ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka geysaneyso magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo ka mid ah Soomaaliya. Haddaba, go’aankii uu dhowaan Madaxweyne Farmaajo ku iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah al-Shabab […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRRO: Khasaarihii xooganaa ee uu geystay Ismiidaamintii maanta ka dhacday Muqdisho & Khasaaraha oo Kordhay

Muqdisho (Horumar Online) – Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee duhurnimadii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, ayaa sababay dhimashada in ka badan labaatan ruux iyo dhaawaca tiro ku dhow toban kale. Weerarkan, ayaa waxaa lala doonaayay kolonyo uu la socday Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) oo maraayay Wadada Warshadaha, gaar ahaan […]

Continue reading …
Close