Home » Archives by category » XULKA WARARKA (Page 31)

UPDATE: Qaylo dhaan xooggan oo ka dhalatay in xeer hoosaad lagu xaliyo Gabadhii lagu kufsaday Galdogob

Comments Off on UPDATE: Qaylo dhaan xooggan oo ka dhalatay in xeer hoosaad lagu xaliyo Gabadhii lagu kufsaday Galdogob
UPDATE: Qaylo dhaan xooggan oo ka dhalatay in xeer hoosaad lagu xaliyo Gabadhii lagu kufsaday Galdogob

Galdogob (Horumar Online) – Qaylo dhaan xoog leh, ayay dadka Somaliyeed ka muujiyeen kufsi iyo jirdil laba hablood loogu gaystay Magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug, waxaana kufsigan gaystay illaa lix nin. Kufsigan oo dhacay qiyaastii saddex toddobaad ka hor, ayaa soo shaac-baxay labadii maalmood ee ugu dambeysay, ka dib markii barraha bulshada lagu arkay muuqaalka […]

Continue reading …

DAAWO SAWIRRO: Nabad Suggida oo Muqdisho ku soo bandhigtay lacagta Doollarka madow ee la dhaqo

Comments Off on DAAWO SAWIRRO: Nabad Suggida oo Muqdisho ku soo bandhigtay lacagta Doollarka madow ee la dhaqo
DAAWO SAWIRRO: Nabad Suggida oo Muqdisho ku soo bandhigtay lacagta Doollarka madow ee la dhaqo

Muqdisho (Horumar Online) – Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay lacag dollar, oo ay dhaqeen lix nin oo xalay, ay ku soo qabatay hawlgal gaar ah. Ciidanka Nabad Suggida, ayaa xalay xoog ku galay guri ku yaala Degmada Waaberi, waxaana ay ka soo qabteen lacagta la dhaqay, […]

Continue reading …

DHAGEYSO: Qiil layaab leh oo loo sameeyay 10-kii qof ee AMISOM ay laysay!

Comments Off on DHAGEYSO: Qiil layaab leh oo loo sameeyay 10-kii qof ee AMISOM ay laysay!
DHAGEYSO: Qiil layaab leh oo loo sameeyay 10-kii qof ee AMISOM ay laysay!

Lafoole (Horumar Online) – Haweeneyda Gudoomiyaha ka ah Deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose, Ayaan Xasan Xaaji, ayaa qiil u yeeshay Ciidanka AMISOM, ka dib markii ay sheegtay in farriinka uu ka go’ay gaarigoodii dadka laayay. Mid ka mid ah kolonyo ay wateen Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ayaa gelinkii dambe ee Axadii si bareer […]

Continue reading …

UPDATE: Gabar Soomaali ah iyo Ninkii ka dambeeyay weerarkii sanadka cusub ee Turkiga oo la qabtay

Comments Off on UPDATE: Gabar Soomaali ah iyo Ninkii ka dambeeyay weerarkii sanadka cusub ee Turkiga oo la qabtay
UPDATE: Gabar Soomaali ah iyo Ninkii ka dambeeyay weerarkii sanadka cusub ee Turkiga oo la qabtay

Turkey (Horumar Online) – Ciidamada ammaanka ee Turkiga ayaa xalay saqdii dhexe gacanta ku dhigay ninkii ay baadi goobayeen labadii todobaad ee lasoo dhaafay, ninkaasi oo ahaa kii fuliyay weerarkii lagu qaaday baar ku yaal magaalada Istanbul habeenkii sanadka cusub. Weerarkaasi oo ay sheegatay kooxda xagjirka ah ee Daacish ayaa waxaa lagu dilay 39 qof […]

Continue reading …

WARBIXIN: Maxaa ka jira in ciidamada Burundi ay maanta billaabeen inay ka baxaan dalka Soomaaliya

Comments Off on WARBIXIN: Maxaa ka jira in ciidamada Burundi ay maanta billaabeen inay ka baxaan dalka Soomaaliya
WARBIXIN: Maxaa ka jira in ciidamada Burundi ay maanta billaabeen inay ka baxaan dalka Soomaaliya

Muqdisho (Horumar Online) – Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo u dhaxeeya ayada iyo Midowga Yurub. Mushaharka ciidamada Amisom ayaa waxaa bixiya Midowga yurub, hase yeeshee xukuumadda Bujumbura ma helin wax lacag ah muddo bilo ah, sababo […]

Continue reading …

UPDATE: Xilliga Doorashada Shir guddoonka Aqalka sare oo la Shaaciyay + (Akhri guddiga qaban-qaabada)

Comments Off on UPDATE: Xilliga Doorashada Shir guddoonka Aqalka sare oo la Shaaciyay + (Akhri guddiga qaban-qaabada)
UPDATE: Xilliga Doorashada Shir guddoonka Aqalka sare oo la Shaaciyay + (Akhri guddiga qaban-qaabada)

Muqdisho (Horumar Online) – Mudanayaasha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Isniintii maanta shirkoodi u horreeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho. Waxaana ay shirkooda ku doorteen Guddiga qaban-qaabada doorashada shir guddoonka Aqalka sare oo ka kobnaan doona Guddoomiye iyo laba ku-xigeen. Fadhiga waxaa ka soo qayb-galay 44 Mudane oo ka tirsan Aqalka sare kaas oo tiradisa guud […]

Continue reading …

DHAGEYSO: Madaxweyne Shariif Xasan oo sheegay in Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay balanta uga baxeen!

Comments Off on DHAGEYSO: Madaxweyne Shariif Xasan oo sheegay in Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay balanta uga baxeen!
DHAGEYSO: Madaxweyne Shariif Xasan oo sheegay in Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay balanta uga baxeen!

Muqdisho (Horumar Online) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay Magalaada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka Soomaaliya iyo rajadii beelaha Digil iyo Mirifle. Shariif Xasan ayaa sheegay in xildhibaanada Koonfur Galbeed ay balanta uga baxeen, maadaama hamigiisa ugu sarreeya uu ahaa in […]

Continue reading …

XOG: Maxaad ka ogtahay qodobbada aas-aaska u ah isbaheysiga Sheekh Shariif iyo Faroole (Maxaa cusub oo aadan ogeyn)?

Comments Off on XOG: Maxaad ka ogtahay qodobbada aas-aaska u ah isbaheysiga Sheekh Shariif iyo Faroole (Maxaa cusub oo aadan ogeyn)?
XOG: Maxaad ka ogtahay qodobbada aas-aaska u ah isbaheysiga Sheekh Shariif iyo Faroole (Maxaa cusub oo aadan ogeyn)?

Kampala (Horumar Online) – Xog cusub ayaa kasoo baxeysa wada-hadallo magaalada Kampala ku dhex maray Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Faroole, iyo is-baheysi la sheegay inay halkaas ku gaareen oo ku saabsan doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in labada musharax ay ku heshiiyeen in Shariif Sheekh Axmed la taageero, islamarkaana taa […]

Continue reading …
Close