LATEST ARTICLES

Muqdisho (Horumar Online) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle, ayaa ka horyimid miisaaniyadda 2017, oo si aan cadaalad ku dhisnayn wax loogu qaybiyay Maamul Goboleedyada Wadanka ka dhisan. Xildhibaanada oo ku kulmay mid ka mid...
Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska ee Miir ee bartamaha magaalada Gaalkacyo. Weerarka ayey ki bilaabeen bombada gacanta laga tuuro, kadib rasaas la is...
The 2019 Africa Cup of Nations will be held in June and July, the Confederation of African Football has confirmed. The tournament is usually held in January and February, causing disputes with European clubs who had to release players in...
Sulaika Abokor, a Somali-born elementary-school teacher in London, dreams of “a road trip from Seattle to California.” The 34-year-old was planning a vacation to Seattle this summer to see a friend who was recently married. She fell in love...
Muqdisho (Horumar Online) - Dowladda Soomaaliya, ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen laamaha amniga. Hay’adaha ammaanka, ayaa waxaa la sheegay in...
HUNDREDS of people attended a party to celebrate Henley’s friendship link with the Somalian city of Borama. Natives of the city, which is the largest city in the African nation’s north-western Awdal region, including many who now live in the...
Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in colaaddaan ay tahay arrin foolxun, nasiib...
Muqdisho (Horumar Online) - Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir, wuxuu halkaas dagan yahay mudo dheer waxaana uu asbuucan la kulmay sheeko isagu uu qaadan waayay hadana dhinaca kale uu ku...
Xudur (Horumar Online) - Guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay VOA-da ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abuu Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, balse uu ku gacan seyray. Abuu Mansuur iyo...
Berlin (Horumar Online) - Khilaafka u dhexeeya dowladaha Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xariga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xiray ayaa sii xoogaysanaya. Wasiirka arimaha dibadda Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa cambaareeyey hadal ka soo yeeray dhigiisa Jarmalka...