LATEST ARTICLES

XOG CUSUB: Xildhibaano ka soo horjeestay miisaaniyadda 2017 +(Ogow Sababta)

Muqdisho (Horumar Online) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle, ayaa ka horyimid miisaaniyadda 2017, oo si aan cadaalad ku dhisnayn wax loogu qaybiyay Maamul Goboleedyada Wadanka ka dhisan. Xildhibaanada oo ku kulmay mid ka mid ah Hotelada Magaalada Muqdisho, ayaa gaashaanka u daruuray saamiga Hirshabelle laga siiyay miisaaniyadda lixda bilood ee soo socota, oo ah...

Wararkii ugu dambeeyay weerarro iyo dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska ee Miir ee bartamaha magaalada Gaalkacyo. Weerarka ayey ki bilaabeen bombada gacanta laga tuuro, kadib rasaas la is dhaafsanaayo ayaa socotey muddo saacad ah taas oo magaalada laga maqlaayey ka hor daakiradii hore ee Salaada subax. Ma jirto wax...

Africa Cup of Nations moved to June and July and expanded to 24 teams

The 2019 Africa Cup of Nations will be held in June and July, the Confederation of African Football has confirmed. The tournament is usually held in January and February, causing disputes with European clubs who had to release players in the middle of the season. The 2019 event in Cameroon will be contested by 24 teams, instead of 16. The changes were...

Traveling While Muslim to the United States

Sulaika Abokor, a Somali-born elementary-school teacher in London, dreams of “a road trip from Seattle to California.” The 34-year-old was planning a vacation to Seattle this summer to see a friend who was recently married. She fell in love with the green, outdoorsy city when she last visited in 2010. But, because of the Trump administration’s travel ban prohibiting most...

DAAWO VIDEO: Gaari miineysan oo la qabtay oo lagu soo bandhigay Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Dowladda Soomaaliya, ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen laamaha amniga. Hay’adaha ammaanka, ayaa waxaa la sheegay in Khamiistii ay gaarigaasi ku qabteen Deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, xilli la doonayay in lagu waxyeelo bulshada Somaliyeed. Wasiirka...

Visiting Somali friends make song and dance on meadows

HUNDREDS of people attended a party to celebrate Henley’s friendship link with the Somalian city of Borama. Natives of the city, which is the largest city in the African nation’s north-western Awdal region, including many who now live in the UK, travelled to Henley to give a demonstration of their culture at the third “Borama Comes to Henley” event in...

Muxuu ka yiri madaxweyne Farmaajo dagaalkii ka qarxay deegaanka Xeraale?

Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in colaaddaan ay tahay arrin foolxun, nasiib darro ah oo aan loo dulqaadan karin in ay sii socoto. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qaadayso tallaabo...

Maxaa kala qabsaday Duqa Muqdisho Taabit iyo muwaadin ay lacag baad ah ka qaateen ciidanka Dowladda?

Muqdisho (Horumar Online) - Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir, wuxuu halkaas dagan yahay mudo dheer waxaana uu asbuucan la kulmay sheeko isagu uu qaadan waayay hadana dhinaca kale uu ku tijaabiyay halka ay maanta joogto Dowladnimada Somalia. Mr Xasan iyo qoyskiisu waxaa ay guri ku lee yihiin Buula-Xuubeey, asbuucan waxaa...

Dhageyso: Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray dalab uga yimid Al-Shabaab

Xudur (Horumar Online) - Guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay VOA-da ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abuu Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, balse uu ku gacan seyray. Abuu Mansuur iyo maleeshiyo uu wato oo ka soo baxay Ururka Al-Shabab ayaa ku sugan meel u dhow degmada Xuddur ee gobolka Bakool,...

UPDATE: Khilaafka Turkiga iyo Jarmalka oo sii xoogeysanaya, kaddib markii …

Berlin (Horumar Online) - Khilaafka u dhexeeya dowladaha Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xariga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xiray ayaa sii xoogaysanaya. Wasiirka arimaha dibadda Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa cambaareeyey hadal ka soo yeeray dhigiisa Jarmalka oo Turkiga ku sheegay meel aan nabad ahayn oo aan la tegi karin ama aan laga ganacsan karin. Wasiirka arimaha dibadda...