25.8 C
Mogadishu
Friday, July 21, 2017

TOP NEWS

Muqdisho (Horumar Online) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle, ayaa ka horyimid miisaaniyadda 2017, oo si aan cadaalad ku dhisnayn wax loogu qaybiyay Maamul Goboleedyada Wadanka ka dhisan. Xildhibaanada oo ku kulmay mid ka mid...




Wararka Maanta

XOG CUSUB: Xildhibaano ka soo horjeestay miisaaniyadda 2017 +(Ogow Sababta)

Muqdisho (Horumar Online) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle, ayaa ka horyimid miisaaniyadda 2017, oo si aan cadaalad ku dhisnayn...

Wararkii ugu dambeeyay weerarro iyo dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Horumar Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska ee Miir ee...

DAAWO VIDEO: Gaari miineysan oo la qabtay oo lagu soo bandhigay Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Dowladda Soomaaliya, ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay gaari nooca raaxada ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ka dib...

Muxuu ka yiri madaxweyne Farmaajo dagaalkii ka qarxay deegaanka Xeraale?

Muqdisho (Horumar Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka...

Maxaa kala qabsaday Duqa Muqdisho Taabit iyo muwaadin ay lacag baad ah ka qaateen...

Muqdisho (Horumar Online) - Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir, wuxuu halkaas dagan yahay mudo dheer...

Dhageyso: Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray dalab uga yimid Al-Shabaab

Xudur (Horumar Online) - Guddoomiyaha degmada Xudur, Maxamed Macalin Axmed oo la hadlay VOA-da ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow...

UPDATE: Khilaafka Turkiga iyo Jarmalka oo sii xoogeysanaya, kaddib markii …

Berlin (Horumar Online) - Khilaafka u dhexeeya dowladaha Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xariga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xiray ayaa...

AKHRI: DF Somaliya oo shaacisay natiijada imtixaanaadka Dugsiga sare & 10 qof ee…

Muqdisho (Horumar Online) - Ku dhawaad  16,000 (lix iyo toban kun) oo ardey oo ka mid ah ardayda sanadkan u fadhiisatay Imtixaanka shahaadiga ee...

AKHRI: Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda RW Kheyre?

Muqdisho (Horumar Online) - Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan...

Boqor Salmaan bin Cabdul-casiis oo muuqaal u horseeday in xabsiga la dhigo

Saudia (Horumar Online) - Saraakiisha Sucuudiga ayaa soo qabtay amiir ka tirsan qoyska boqortooyada dalkaas, kadib markii uu tacaddi u gaystay tiro dad ah. Boqor...

TOP NEWS +DHAGEYSO: Diyaaradda SOOMAALI AIRLINE oo dib loo soo celinayo

Muqdisho (Horumar Online) - Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad, oo ah wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya...

Faah-faahin ciidamo military ah oo la wareegay saldhiga booliska Baledweyne

Baledweyne (Horumar Online) - Ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta saldhiga booliiska degmada Baledweyne kaddib iska horimaad kooban...

XOG HOOSE: Maxaa ka jira in dowladda Qadar ay Muqdisho ka dhisayso safaarada labaad...

Muqdisho (Horumar Online) - Sida laga soo xigtay mas’uul ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia, waxaa socda qorsho ay dowlada Qadar magaalada Muqdisho uga...

SAWIRRO: Al-Shabaab oo soo bandhigay Saraakiil ka soo goostay Jubbaland

Jilib (Horumar Online) - Ururka Al Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Sarkaal ay ku sheegeen magaciisa Col. Yaasiin...

XOG: Maxaa xayiraad loo saaray Bankiyada wasiiradii xilalka laga qaaday Puntland?

Garowe (Horumar Online) - Qoraal ka soo baxay Hanti dhawrka guud ee Maamulka Puntland, ayaa lagu mamnuucay wax lacag ah gabi ahaanba in aanan...




MAQAALLO




DHACDOOYINKA & WAREYSIYO





NEWS IN ENGLISH




WARARKA DIBADDA

NEWS IN ENGLISH

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com