25.7 C
Mogadishu
Wednesday, July 26, 2017

TOP NEWS

China (Horumar Online) - Xili ay aad usoo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo suurtogalin kala in internetka aanan la jabsan karin. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu diyaarinayaa magaalada Jinan ee...




Wararka Maanta

GOOD NEWS: Shiinaha oo samaysanaya qad Internet oo aanan la jabsan karin

China (Horumar Online) - Xili ay aad usoo kordhayaan weerarada xagga internetka ee adduunyada ayaa dowladda Shiinaha waxa ay samaysanaysaa qalab casri ah oo...

Yuhuudda (Israel) oo qalabkii muranka dhaliyey ka saartay masjidka Al-Aqsa

Jerusalem (Horumar Online) - Israel ayaa maanta billowday in qalabka birta sheega ee dadka lagu baaro ay ka saarto albaabka masjidka Al-Aqsa, si ay u...

XOG: Wada-hadallada DFS iyo Somaliland oo mugdi galaya ADNA Aadan darteed!

Hargeysa (Horumar Online) - Maamulka Somaliland ayaa Adna Aadan Ismaaciil usoo magacaabay wakiilkooda gaarka ah ee wadahadallada dowladda Federaalka, taasi oo dad badan oo...

DAAWO SAWIRRO: Faransiiska oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Muqdisho (Horumar Online) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay...

UPDATE: Koox hubaysan oo Dil ka gaysatay Degmada Wadajir, Madiina

Muqdisho (Horumar Online) - Koox hubaysan oo ka tirsanaa Ururka Al Shabaab ayaa maanta Degmada Wadajir ah waxa ay ku dileen nin ka tirsanaa...

SAWIRRO: Muxuu ku saabsan yahay Shirka Xalane uga socdo DFS iyo AMISOM?

Muqdisho (Horumar Online) - Shirkaan oo u dhaxeeya Dowladda Federalka Somaliya iyo Amisom, ayaa ka socda Xarunta Ciidamada Amisom ee Xalane, waxaana looga hadlayaa...

AKHRI: Maamulka Somaliland oo Ergey u magacowday wada-hadaladda Soomaaliya

Hargeysa (Horumar Online) - Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Marwo Adno Aadan Ismaaciil u magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee maamulka Somaliland u qaabilsan Waddahadalada Soomaaliya...

Sarkaal Al-Shabaab ah oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo +Magaciisa

Gaalkacyo (Horumar Online) - Nin ay Puntland ku eedeysay in uu yahay Sarkaal Ururka Al Shabaab ka tirsan, ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo...

XOG: Hirshabelle oo digniin u dirtay dadka Garsoorka u doonta Al-Shabaab

Muqdisho (Horumar Online) - Kadib markii shalay Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble uu xarigga ka jaray maxkamad Islaami ah oo laga furay Magaalada...

XOG CUSUB: Ciidamada Kenya oo Laga Saarayo Soomaaliya, waa goorma?

Nairobi (Horumar Online) - Murashaxa madaxtinimada isbaheysiga National Super Alliance (NASA)  Raila Odinga oo xalay ka hadlay dood uu u gambiyay murashaxa Uhuru Kenyatta...

SAWIRRO: Wafdi ka socda Seychelles oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Muqdisho (Horumar Online) - Socdaal laba cisho qaatay oo wafdi ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Seychelles ay ku joogeen Caasimadda Muqdisho ayaa jawi guul leh...

UPDATE: Al-Shabaab oo sii daayay shaqaalihii ay ka qafaasheen Gobolka Baay

Baydhabo (Horumar Online) - Maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa dib u sii daayay shaqaale samafalka ka shaqaynayay, oo toddobaadkii hore ay ka afduubteen duleedka...

DFS oo beenisay inay warbixin ka gudbisay Dahabshiil, Hormuud & Salaama Bank

Muqdisho (Horumar Online) - Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisay warar ay soo qortay jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July...

Wiilka uu soddogga u yahay Trump oo beeniyay inuu xiriir la leeyahay Ruushka

Washington (Horumar Online) - Jared Kushner ayaa hor tagaya guddi ka tirsan Senet-ka oo baaraya inuu ka mid yahay koox ka tirsanayd ololihii Trump...

UPDATE: Maxay tahay Sababta xil ka qaadis loogu sameeyay General Cali Gaab?

Muqdisho (Horumar Online) - Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed, General C/xakiin Daahir Saciid (Saacid), ayaa xilka ka xayuubiyay Taliyihii Ciidamada Ilaalada Wadooyinka (Taraafikada), General Cali...




MAQAALLO




DHACDOOYINKA & WAREYSIYO




NEWS IN ENGLISH




WARARKA DIBADDA

Wararkii ugu dambeeyay

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com